Skip to main content

8821-VT (Soomaali/Somali)

Oggolaanshaha Fasixidda Foomka Macluumaadka Cashuurta: Waa maxay ujeedada foomkani? Foomkani wuxuu oggolaanayaa in loo fasaxi karo macluumaadkaaga cashuurta cid kale. Ciddani waxay noqon kartaa xirfadle cashuureed, qareen, tarjumaan, xubin qoys, ama saaxiib. Wuxuu u saamaxayaa Waaxda Cashuurta inay kala hadasho ciddan cashuurahaaga.
File
File Format