Foomka Awoodda Matalaadda: Waa maxay ujeedada foomkani? Waxa dhici karta inaad wakiilato cid kale, sida xirfadle cashuureed, qareen, xubin qoys, ama saaxiib, inay kuu noqoto "wakiil" adigoo isticmaalaya foomkan. Wakiilka waxa awood loo siiyaa inuu kugu matalo wada-hadalka aad la yeelanayso Waaxda Vermont ee Cashuuraha uuna xereeyo fayl cashuureed isagoo adiga ku matalaya.
File
Somali_PA-1_2025.pdf
(261.98 KB)
File Format